Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20171

Puntland oo Galmudug ku wareejisey nin dhalinyaro ah oo duleedkeeda Garoowe afduub loo gu heystey(Sawirro)

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Cabdulaahi Cabduqaadir oo ah ninka dib xorayadiisa u helay

Cabdulaahi Cabduqaadir oo ah ninka dib xorayadiisa u helay

Gaalkacyo[RBC Radio]Maamulka Galmudug ayaa maantey markale dib loogu soo celiyey nin dhalinyaro ah oo ka soo jeeda koonfurta Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug kaasi oo afdub ahan logu hestey duleedka magaaladda Garoowe ee xarunta Puntland waxana si wada jir ah ugu warejiyey maamulka gobolka Nugaal iyo kan gobolka Mudug ee Puntland.

 
Munaasab lugu warejinayey ninka afdubka lo heystey oo ay Puntland ku guleesetay dhawaan in gacantooda soo galo ayaa waxaa lugu qabtey magaaladda Gaalkacyo waxana goob jog ka ahaa maamulka gobolka Mudug kan degmada,xubno ka socdey maamulka Galmudug iyo guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali “Qarjab” kaaso isaga magaaladda soo garsiyey ninkaan isla markana ka soo ka xeyey magaaladda Garoowe.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab

 

 

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali “Qarjab” ayaa dahfurkii munaasabada hadalka hor qaatey waxana hadalkisa uu kula dar darmey labada maamul in la soo afjaro afdubyadda dadka shacabka ah lugula ka cayo isagona ku til maamey afdub yadda Gaalkacyo ka dhacaa wax xun oo an loo bahnen,Qarjab ayaa sidoo kale hadal kisa ku soo qadey in loo bahan yahay dhinac yadda daga magaaladda Gaalkacyo inay kawada shaqeeyan amniga.

 

 

Dhina kale waxaa iyaguna munaasabadda hadal ka jeediyey qar ka mid ah xubnihii ka socdey dhinaca Galmudug waxaa ay ka mahad celiyeen ninka ay puntland ku soo warejisey iyagoona ku tilmaamey inay tahay talaabo ku dayasho mudan,waxana ay intaa ku daren in ka Galmudug ahan ay isku howli doonan sidi ay uga qeyb qadan lahaayen in afdub danbe usan ka dhicin Gaalkacyo islamarkana ay ka shaqeen doonan si deynta dad ka soo jeedda Puntland oo afdub logu heysto Galmudug.

 

 

Cabdulaahi Cabduqaadir oo ah ninka dib xorayadiisa u helay ayaa dhankisa si weyn Puntland uga mahad celiyey sida wanagsaned ee loo la dhaqmey mudadi uu xirna isgona sheegey inuu ka mahadcelinayo.

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Iimaan Maxamed Jaamac
RBC Radio
Xafiiska Gaalkacyo

Use Facebook to Comment on this Post

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20171

Trending Articles