Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20163

Shirkii Saddexaad ee Khaatumo oo Maanta ka furmay Degmada Taleex (Sawirro + Video)

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Shirkii 3aad Khaatumo 2

Taleex [RBC Radio] Degmada taarikhiga ah ee Taleex waxaa maanta ka furmey Shirwaynaha Khaatumo saddex,waxaana ka soo qeyb-galay wafuud kala gadisan.

Furitanka shirka ayaa horey dhowr mar dib u dhacey,balse waxaa maanta si rasmi ah loo furey waxaaa goobta ku sugna salaadin fara badan,siyaasiyin iyo bulsha weynta Khaatumo xubno ka socdey.

Shirweynaha Khaatumo saddex waxaa daahfurey Garaad Maxamuud Cismaan Mashaqare, waxuuna goobta ka Akhriyey Aayado Qur’aana, Sidoo kalana soo dhoweeyay Dhamaan Shacabka Reer Khaatumo ee isugu yimid Taleex.

Waaa sidoo kale,goobta hadalka isaga danbeeyay madaxwaynaha Maamulka Khaatumo, Golaha Fulinta G10, Waxgarad iyo Waliba Ergooyinka ku sugan barde Khaatumo.

Ugu danbayntii ayaa waxaa shirka soo Afmeeray Garaadka guud ee Beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac.

Waxaa lugu wada shirka inuu muddo socdo,waxaana laga soo saari doonno war-murtiyeed la xiriira ujeeddooyinka shirka laga lahaa,waxaana looga tashanaya aayaha Khaatuma.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Shirkii 3aad Khaatumo

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Shirkii 3aad Khaatumo 7

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Shirkii 3aad Khaatumo 6

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Shirkii 3aad Khaatumo 5

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Shirkii 3aad Khaatumo 4

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Shirkii 3aad Khaatumo 3

___
RBC Radio

 

Use Facebook to Comment on this Post


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20163

Trending Articles