Waxaa habeenimadii sabtigii (March24,2013) ku geeriyooday magaalada Seattle, ee gobolka Washington Alle ha u naxariiste Marxuum Diiriye Colaad Gureey, Marxuumka ayaa muddooyinkii la soo dhaafay xanuunsanaa, waxaana maalinimadii shalay lagu aasay isla magaalada Seattle.
Alle ha u naxariiste waxaa qoyska, ilmaha, iyo ehellada marxuumka halkaan uga tacsiyeyniya;
Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan.
Cabdi-Razaaq Yaasiin Faarax.
Dr. Burhaan Yuusuf Ismaaciil.
Dr.Siraad Yuusuf Ismaaciil.
oo ku kala jooga Amerika iyo Yurub, waxayna Marxuumka Alle uga baryayaan danbi dhaaf iyo inuu naxariistiisa baahsan ee jannatul
Firdowsa rugtiisa ka dhigo