Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Xuska 8-aad,29-Hidaar Maalinta Qowmiyadaha Oo Laga Xusay Magaaladda Boosaaso(Sawirro)

$
0
0

1

Boosaaso(RBC Radio) Xafladan ayaa hayd mid lagu taageayay Munasabada Qomiyadaha shucuubta dalka itoobiya oo ka socota Magaalda Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya , waxana lagu qabtay Hoolka Shirika iyo Xafladaha ee Dawlada Hoose ee magaaladda Boosaaso.

Xafladan waxaa soo qaban qaabiaya Jaalida dawlada Deeganka Somliada ee kus uagan Puntladn Garhan Magladan Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari

19Gudoomiyaha Jaaliyadda Dowlad Deegaanka Soomlida Itoobiya Cabdixakiin Maxamed Ibaraahim Jabaabiri ayaa sheegay in uu ku farax san yahay xuskan ay ku ku mujinayaan taagerada 29 Hidaar kana socota magaaladda jigajiga.

Xoghaya Jaaliyadda dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in Xuska Qowmiyaaha Dalka Itoobiya uu  xasuus gaara ah u leeyahay dadka ku midaysan dawlada Federaalka Dalka Itoobiya .

Yuusuaf aadan Gaas oo ka mid ah dhalinyarada Puntland ayaa halkaasi ka sheegay in ay soo dhowaynayaan walaal nimda iyo wax wada qabsiga shacabka dowlada deegnaka Soomliada ee itoobiya .

5Waa markii ugu horaysay ee Jaaliyada Dawlada Deeganka Somaliada ee Itobiya ee ku suagan Puntladn  ay xusaan  Maalinta Qomiyadaha iyo shucuubta Dalaka Itobiaya kana dhacdo Boosaaso

Xafladan intii ay socotay waxa halkaasi lagu soo ban dhigay Ruwaayd ka hadlaysa Hurmarka ay ku talaabsatay Dawlada Deegnka Somliayda oo ay soo ban dhigeen Fanaaninta Walaaha Gobolka Bari.

Hoolka ay xaflaasi ka socto shabkii ka qayb galay bwaxaa si aada usoo jiitay Cayaaraha Hidaha iyo dhaqanka ee ay caanka ku yihiin shacabka deegnak Somliada itoobiya ee ku dhaqan Puntland

Xuska sideedaad ee Qowmiaydaha iyo shucuubta Faderaalaka itoobiya ayaa ah mid ka socda Mgalda Jiagaga oo sandan nasiib uyeelatay in lagu qabto ayana isgu yimaadeen shacabka dalaka itoobiaya .

010 011 012 013 014 015 016 017 018 22 33 44 66 77 88 99

________________
RBC Radio

Use Facebook to Comment on this Post

FacebookTwitterGoogle+Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Trending Articles