KISMAAYO- Dekeda magaalada Kismaayo waxay bil kasta qaabishaa illaa 20 doonyoodoo badeecado kala duwan ka keena Imaaraadka, Hindiya iyo Muqdisho. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Halkani waa dhismaha xafiisyada maamulka dekeda Kismaayo. Madaxa shaqada dekeda oo aan wareysanay wuxuu noo sheegay in dekedu dayactir weyn ay u baahan tahay. Sawirka Raxanreeb/ 27. Feb 2013.
KISMAAYO- Badeecadaha ka soo dega dekeda Kismaayo waxay isugu jiraan raashiinka, qalabka guryaha, qalabka baabuurta, shidaalka iyo bagaashka. Sawirka Raxanreeb/ 27. Feb 2013.
KISMAAYO- Badeecadaha ka soo dega dekeda Kismaayo waxay isugu jiraan raashiinka, qalabka guryaha, qalabka baabuurta, shidaalka iyo bagaashka. Sawirka Raxanreeb/ 27. Feb 2013.
KISMAAYO- Sida shaqaalaha xpoogsatada dekeda ay noo sheegeen, dekedu waxay shaqeysaa lix maalmood iyadoo maalinta Jimcaha laga nasto shaqada. Sawirka Raxanreeb./ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Badeecadaha ka soo dega dekeda Kismaayo waxay isugu jiraan raashiinka, qalabka guryaha, qalabka baabuurta, shidaalka iyo bagaashka. Sawirka Raxanreeb/ 27. Feb 2013.
KISMAAYO- Canshuurta laga qaado doonyaha ku soo xirta dekeda ayaa ah mida ugu jaban dekedaha kale ee dalka, siday noo sheegeen maamulka dekeda Kismaayo. Sawirka Raxanreeb/. 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Badeecadaha ka soo dega dekeda Kismaayo waxay isugu jiraan raashiinka, qalabka guryaha, qalabka baabuurta, shidaalka iyo bagaashka. Sawirka Raxanreeb/ 27. Feb 2013.
KISMAAYO- Qaar ka mid ah xoogsatada dekedda ayaa Raxanreeb u sheegay in saddexdii bilood ee u dambeysay uu hoos u dhac ku yimid gaadiidka yimaada dekeda xilligaasoo badxiranka uu jiray. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Xoogsato fara badan ayaa ka shaqeysata dekedda magaalada Kismaayo, kuwaasoo noloshooda ka soo saarta xamaalida iyo tirinta badeecadaha dekedda ka soo dega. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Xoogsato fara badan ayaa ka shaqeysata dekedda magaalada Kismaayo, kuwaasoo noloshooda ka soo saarta xamaalida iyo tirinta badeecadaha dekedda ka soo dega. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Bakhaarada keydka ee dekeda Kismaayo ma dayactirna, sidaasi awgeed badeecadaha ka soo dega dekedda waxaa markiiba lagu daabulaa gaadiid magaalada u qaada. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Waxyaabaha dekeda laga soo dejiyo waxaa ka mid ah baabuurta oo laga keeno wadanka Imaaraadka Carabta. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.

KISMAAYO- Badeecadaha dekeda ka soo dega waxaa keensada ganacsato Soomaaliyeed oo u iibgeeya suuqyada magaalada Kismaayo. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Badeecadaha dekeda ka soo dega waxaa keensada ganacsato Soomaaliyeed oo u iibgeeya suuqyada magaalada Kismaayo. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Dekedda Kismaayo waxay sida maamulkeedu noo sheegeen, ku soo xirta illaa 7 doonyood usbuuc kasta, kuwaasoo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed walow mararka qaar ay yimaadeen maraakiibta nooca dhexe oo sida shamiinto. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.

KISMAAYO- Wadada lamiga ee tagta dekeda magaalada Kismaayo oo muhim u ah isku xirka dekedda iyo magaalada. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Gaadid saf ugu jira sidii ay u qaadi lahaayeen badeecadaha ka soo dega dekedda Kismaayo. Sawirka Raxanreeb/ 27. Feb. 2013.
KISMAAYO- Burbur xoog leh oo ka muuqda mid ka mid ah guryaha bakhaarada ee dekedda Kismaayo. Qeybo badan oo dekedda ka mid ah ayaa sidan oo kale u burbursan. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Maamulka dekedu nooma sheegin dakhliga dekedda, balse warar ganacsatada laga helay ayaa sheegaya in halkii doon ee dekeda timaada laga qaado lacag kor u dhaafeysa 5,000 (shan kun dpoolar). Sawirka Raxanreeb. / 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Haamihii keydka shidaalka ee dekedda Kismaayo oo aan hadda la isticmaalin, burburna ka muuqdo. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- Qeyb ka mid ah guryihii bakhaarada ee dekedda oo aan hadda la isticmaalin ka dib markii ay burbureen. Sawirka Raxanreeb./ 27 Feb. 2013.
KISMAAYO- In ka badan 14 doonyood ayaa ku xirneyd dekedda markii aanu tagnay, waxayna ka kala yimaadeen Imaaraadka Carabta, Hindiya iyo Muqdisho oo ay ka keeneen badeecado kala duwan. Sawirka Raxanreeb/ 27 Feb. 2013.
_________________________________
Sawirqaade: Cabdalle Muumin
RBC Radio, Kismaayo