Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Jaamacadda PSU Faraca Bosaaso oo Dardar-galisay Waxbarshada Jaamacadeed [sawiro]

$
0
0

PSU Bosaso (3)Boosaaso[RBC Radio] Jaamacadda PSU ee magaalada Bosaaso oo sanadkii hore ee 2012- xarun cusub ka furatay magaalada Bosaaso ayaa dardar galisay howlihii waxbarashada ee jaamacadda oo lagu soo kordhiyay maadooyin badan, arintani ayaa fursad dahabi u ah ardayda ka baxda dugsiyada sare ee Puntland.

Madaxa qaybta maamulka iyo xisaabaadka ee jaamacadda ahna ku simaha gudoomiyaha jaamacadda PSU faraca Bosaaso Cismaan Maxamuud Cumar oo saxaafadda kula hadlay xarunta jaamacadda ee Bosaaso ayaa waxaa uu sheegay jaamacadda inay bilowday qaadashada arday cusub ee ka baxda dugsiyada sare.

PSU Bosaso (2)Waxaa uu sidoo kalle intaasi sii raaciyay jaamacadda inay bixin doonto kuliyadaha kale duwan iyadoo ay bixinayso jaamacadda PSU shahaadooyinka kala ah.

1.    Post Graduate Diploma

2.    Bachelor Degree

3.    Associate Degree

Kuliyadaha kale ee faraca Bosaaso ee jaamacadda PSU ay bixiso ayaa ah kuwa ugu badan ee ardaydu aadka ugu baahnaayeen , waxaana jaamacadda kaliyadaha ay bixisyo kala yihiin.

Full term degree study

Faculty of Economics & Business Admin

A)   Department of Business Administration

B)   Department of Economics

Faculty of Social Science

A)   Department of Public Administration

B)   Department of Development Studies

Faculty of Sharia & Law

Faculty of Information Technology   & Computer Science.

?   Faculty of Health Science

A)  Department of Public Health

________________________________________________________________________________________________

Short term Diploma Courses

  • Community Development
  • Journalism
  • Advanced English

a)      International English language test Study

(IELTS)

b)     Test of English Foreign Language (TOEFL)

  • Human resource managemet
  • Project Management
  • Accounting
  • Education
  • International relationship
  • Italian language

____________________________________________________________________________________________________

 

Short term Certificate course

  • Project cycle management (PCM)
  • Procurement and suppliers
  • Communication skills
  • English ( intermediate & Pre-Intermediate
  • Career Management and personal development planning course
  • Informational communication technology ICT
  •   Conducting research, design, methods and techniques.

PSU Bosaso (1) PSU Bosaso (4)

Jaamacadda PSU ayaa ka mid ah jaamacadaha ugu waawayn ee Soomaaliya, waxaana jaamacadda xarumo ay ku leedahay dhamaan gobolada iyo degmooyinka Puntland.

Qoraalka,waxaa Raxanreeb soo gaarsiiyey Maamulka Jaamacadda

_______________

RBC Radio

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Trending Articles