Tensions Mount Over Hirshabelle Elections as Hiiraan Dispute Deepens
MOGADISHU — A political dispute over the upcoming Hirshabelle elections has intensified in Hiiraan region, with reports of a possible mobilization of Macawisley fighters in the Afcad area amid...
View ArticlePuntland oo Golaha Ammaanka u gudbisay cabasho ka dhan ah dowladda Federaalka...
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbisay qoraal ay kaga hadashay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada...
View ArticleWada-hadaladii mucaaradka iyo dowladda ee doorashooyinka oo fashilmay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku wargeliyay in dadaallo wada-hadal oo looga gol lahaa in dhinacyada siyaasadda Soomaaliya la...
View ArticleMadaxweynaha Iran oo si cad Trump ugu sheegay in waligood aysan Jilbaha u...
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweyne Masoud Pezeshkian ayaa sheegay in Iran aysan marnaba “u jilba-dhigi doonin” cadowgeeda ka dib ku dhawaad toddoba bilood oo dagaal ah oo ay kula jirtay...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo maanta la filayo inuu Khudbad ka jeediyo Shirka...
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta la filayaa inuu khudbad ka jeediyo fadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay....
View ArticlePuntland Official Warns of Possible Parallel Government Amid Somalia Election...
MOGADISHU —Puntland officials and Somali opposition figures have raised concerns over the country’s unresolved electoral dispute, warning that failure to reach a political agreement could deepen...
View ArticleTürkiye Denies New Visa Restrictions on Somali Travel
ANKARA (Raxanreeb Online) — Türkiye has denied reports circulating on social media claiming that Somalia has introduced new visa and travel restrictions targeting Turkish citizens. Türkiye’s...
View ArticleTurkiga oo beeniyay in Soomaaliya ay xayiraad Fiiso ku soo rogtay...
Ankara ( Raxanreeb Online) Dowladda Türkiye ayaa beenisay warar maalmihii u dambeeyay lagu faafiyey baraha bulshada, kuwaas oo sheegayay in Dowladda Soomaaliya ay xayiraado cusub oo dhinaca fiisaha...
View ArticleKenya oo wajaheysa qiimo kororka Gaaska wax lagu karsado
Nairobi ( Raxanreeb Online) Sida wararka soo baxaya ay sheegayaan dalka Kenya ayaa lagu wadaa inay bisha October 2026 wajahdo qiimo-koror ku yimaada gaaska wax lagu karsado, kaddib markii ay sare u...
View ArticleMadaxweyne Xasan oo New York kula kulmay madax kala duwan oo ka qeyb galeysa...
News York (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha Serbia, Aleksandar Vučić,...
View ArticleToogasho wadareed oo ka dhacay magaalada Durban
Durban ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 11 qof ayaa lagu dilay toogasho wadareed ka dhacday guri ku yaalla deegaanka KwaMakhutha, oo u dhow magaalada Durban ee Koonfur Afrika. Booliska ayaa sheegay in...
View ArticleUganda Suspends Military Cooperation With Turkey Amid Extradition Dispute
KAMPALA— Uganda has suspended all military and defense cooperation with Turkey amid a diplomatic dispute over the alleged refusal by Ankara to extradite Ugandan political commentator Fred Lumbuye, a...
View ArticleWoqooyi Bari oo Xannibay Gaadiid Raran oo Ka Yimid Dekedda Berbera
Laascaanood (Raxanreeb Online) Woqooyi Bari oo Xannibay Gaadiid Raran oo Ka Yimid Dekedda BerberaMaamulka Waqooyi Bari ayaa xannibay gaadiid xamuul ah oo markii ugu horreysay muddo saddex sano ah ka...
View ArticleMataano Soomaali ah oo laga soo musaafurinayo dalka Sweden iyo sababta ka...
Sweden ( Raxanreeb Online) Laba mataano Soomaali ah oo 22 jir ah ayaa wajahaya in laga masaafuriyo dalka Sweden, iyadoo loo qorsheynayo in dib loogu celiyo Soomaaliya. Labada mataanaha ah ayaa la...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo kalfadhiga...
View ArticleMaxey tahay sababta Uganda ay xiriirka ugu jartay dowladda Turkiga ?
Kambaala ( Raxanreeb Online) Ciidamada Uganda ayaa sheegay inay hakiyeen iskaashigii milateri ee kala dhexeeyay Turkiga, kadib markii la dalbaday in Ankara ay soo wareejiso qoraa siyaasadeed oo caan...
View ArticlePuntland oo sii daysay ciidamo iyo gaadiid lagu qabtay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa galabta sii daayay ciidamo iyo gaadiid ay hore ugu qabteen magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo lagu wareejiyay maamulka deriska la ah ee Galmudug....
View ArticlePuntland oo qabatay ciidamo katirsan dowladda oo gaaraya 130 Askari
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay ciidamo iyo saraakiil la sheegay inay ka tirsan yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya. Sida ay sheegeen...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo u safray dalka Mareykanka
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa manta u safray magaalada New York, halkaasi uu kaga qeyb gali doono shirka golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee...
View ArticleMareykanka oo Shiinaha kala hadlay tallaabo ay khubaro badan ka digeen
New York ( Raxanreeb Online) Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka, Scott Bessent, ayaa sheegay in Shiinaha iyo Mareykanka ay ka wada hadleen qorshe lagu dhisayo nidaam digniin-wadaag ah oo ku saabsan...
View Article