Puntland oo ka jawaabtay eedeeyn ay dowladda federaalka u soo jeedisay
Garoowe ( Raxanreeb Online) Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cali Xoosh, ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray tallaabo ay qaaday Puntland oo ku sheegtay in aqoonsi gaar ah ay...
View ArticleWeerar khasaaro dhaliyay oo ciidanka deegaanka ay xalay ku qaadeen deegaanka...
Abooreey ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay xalay ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan, ay ku qaadeen xubno ka tirsan Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanayey aagga...
View ArticleTirada dhimashada weerarka Hindiya oo korortay
Hindiya ( Raxanreeb Online) In ka badan 26 qof ayaa lagu dilay weerarka argagixiso ee ka dhacay Pahalgam, Jammu iyo Kashmir. Si kastaba ha ahaatee, warbaahinta Hindiya ayaa tebisay in ugu yaraan 28...
View ArticleShir looga hadlayo sidii howlgalka AUSSOM u heli lahaa dhaqaale oo ka socda...
Kambaala (Raxanreeb Online) Waxaa magaalada Kambaala ee caasimada dalka Yugaandha ka socda shir u dhaxeeya Taliyeyaasha dalalka ciidamada ka jooga Soomaaliya, waxa uuna soconayaa shirka 22 ilaa iyo...
View ArticleGuddoomiye Abshirow oo shir guddoomiyey kulan uu yeeshay guddiga...
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulan uu maanta yeeshay...
View ArticleGuddoonka labad aqal oo kulan ka yeeshay dardar gelinta iyo dhameystirka...
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi...
View ArticleMW Xasan oo kulan la qaatay Ergada midowga Afrika ee Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga...
View ArticleHindiya ayaa ceyrisay dublumasiyiintii Pakistan
Hindiya ( Raxanreeb Online) Hindiya ayaa xirtay xuduudka ugu weyn ee ay la wadaagto Pakistan, waxayna eriday diblumaasiyiinta Pakistan iyada oo sidoo kale hakisay heshiis taariikhi ah oo ku salaysnaa...
View ArticleCiidanka dowladda oo shaaciyay in ay gacanta ku hayaan deegaanka Wargaadhi
Wargaadhi ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo khasaaro geystay oo saakay ka dhacay deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka ayaa yimid kaddib...
View ArticleGolaha wasiirada oo ka hadlay howlgallada ka socda dalka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay howlgallada ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan jab xooggan ku...
View Article